‏‏ Ogeysiis>>>

Allidamaale EU News Center
allidamaale-eu@hotmail.com
C o p e n h e g a n                                                                                                                                                   
Khamiis 
03 Jul 2009
                                                                                         

Copenhegan(allidamaale.com):-Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan umada Soomaaliyeeed ee ku nool wadanka Denmarka gaar ahaan Magaalada Copenhagen iyo nawaaxigeeda inuu jiro kulan ay isugu imaanayaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee Copenhagen halkaasoo laga soo jeedin doono warbixin ku saabsan Xaalada caafimaad ee Soomaaliya iyo waliba Jaamacadaha Soomaliya gaar ahaan kuwa caafimaadka.

Waxaana kulankaan warbixin buuxda oo ku saabsan xaalada cafid ee Dalkeeni indinka siinaya Hadii alle idmo Dr. Cabdulqaadir Mohamed Jaamac(DR.Dhagacade) oo ka howlgala Soomaaliya ama dhakhtar ka ah Gudaha soomaaliya xiligaan, asgoona aad xoga gaal ugu ah cudurada ka jira wadankeen oo aan mudo dheer laheyn dowlad dhex oo hanata howlaha cafimaad ee dadka Somaliyeed, kuwasoo ay hesto daryeel xumo dhinac walba ah gaar ahaan Cafiidmaadka.

Waxaana aysan shaki ku jirin in dalka Somaliyeed uu soo gaaray amase ka jiro cudurka loo yaqaan Hargab shinbireedka ee caalamka farakulul ku haya isla mrkaana lagu sheegay wadamada aan dariska nahay, tasoo aysanba ku baraa rugsaneyn shacabka Somaliyeed.
 
Kulankani wuxuu dhacayaa Sabtida 04-07-09 saacada 17:00 waxaana lagu qabanayaa Husum Torvet, agagaarka Futex klubka soomaalida ee fitness-ka iyo dabaasha.

Ciwaankuna waa
 
Somali Klub
Gadeland 18
 
waxaa taga Baska 5A iyo 350S, waxaana looga dagayaa agagaarka Futex-ka

Treenka S-tog mod Frederssund ama mod Ballerup waxaana looga dagayaa Husum station.

 wixii faahfaahin ah e eintaa hdeer kala xiriir Tlf.hotline 52 42 36 04 ama 27 49 94 26  ama 50 42 54 71 ama 27 62 43 24

ka qeyb gal wacan.

 

 

Allidamaale
Your Reliable Sources                                                                                                   DIB U NOQO

Thanks For your Visiting

free counter