ALLIDAMAALE NEWS PAGE

NEWS  |  COMMENTS  |  ANALYSES

 

Somali Radios

     Home      |     Presse Release    |    Our Service      |      Archive   |     Send a Comments     |     Contact us

VOA SOMALI EDITION

13:00 - Aroornimo
16:00 - Fiidnimo
17:00 - Habeenimo
 

BBC SOMALI SERVICE

04:00 Aroornimo
11:00 Barqanimo
14:00 Duhurnimo
18:00 Fiidnimo
 

NATIIJADA CODBIXINTII SHIRKII

DJIBOUTI KA DHACAY

Arbaca July 09. 2008

Allidamaale - Service Center |  Marka Hore mahadcelin ayaan u gudbineeynaa dhammaan dadweynihii Somaliyeed ee codkooda ka baxshay su'aashii furneyd ee Shirkii Djibouti.

 

GUUL 54%

 Waxaa codeeyey 442 Qofood

MUHIIM 19%

 Waxaa codeeyey 153 Qofood

MACNE LA'AAN 24%

 Waxaa codeeyey 201 Qofood

MA OGI 3%

 Waxaa Codeeyey 25 Qofood

 

Natiijada codbixinta ayaa noqotay mid ah 73% in dadwynaha Somaliyeed ee codkooda baxshay ay ayidsan yihiin Shirkii Djibouti, ee dhex maray Xukuumada Somalida iyo ururkii mucaaradka ahaa ee uu hogaaminayey Sheikh Shariif.

 

Xafiiska Guud ee Shabakada

Allidamaale.com