ro

ALLIDAMAALE NEWS PAGE

NEWS  |  COMMENTS  |  ANALYSES

 

Somali Radios

     Home      |     Presse Release    |    Our Service      |      Archive   |     Send a Comments     |     Contact us

VOA SOMALI EDITION

13:00 - Aroornimo
16:00 - Fiidnimo
17:00 - Habeenimo
 

BBC SOMALI SERVICE

04:00 Aroornimo
11:00 Barqanimo
14:00 Duhurnimo
18:00 Fiidnimo
   

Dagaalka cusb ee dunida manatay kusoo kordhay, Reer galbeedkana garwadeenka kayahay.

Isniin Jun 23 2008

Germany- Wadamada reer galbeedka una ol oleeya wax loogu yeero Dimuquraadiyad ayaa cadi ka ah in marka laga hadlaayo Nidaam (Familedka) ay wada noloon karaan ama Famil noqonkaraan lamaane aan isgayin aygoo ogana Qaabka ugu haboon ee Aadanuhu u tarmo ama nolool fican ku helo ineey tahay gurka Lab iyo dhidig,

Ayeey hadana qaateen qab dhaqameed aan ku habooneen anshax iyo nolosha wanaagsan, aygoo ku macneeyaay qadashadaas foosha xun ayeey waxeey qiil ooga dhigeen in la tix galinaayo rabitaanka Bulshada iyo xornimada qof ahaaneed.

Hadaba hadaan usoo dhoc dulucda qoraalkeeyga anoo dirada kusaraya Dagaalka cusb ee dunida manatay kusoo kordhay, Reer galbeedkana garwadeenka kayahay.

Hadaba aan isweydiine hadeey qilkaas qaldan sax tahay oo dhaqankaan foosha xun sidaas loo qaatay maxaa umadaha Muslinka ah loogu diiday rabitankooda iyo xoriyadooda?

Maxaa wadamada Reer galbeedka loo diiday in qofka Islaamka ah u gursankaro labo haweern ah hadeey raali kayihiin rabitaankooda?

Maxaa had iyo goor idacadah Reer galbeedka looga hadal hayaa Khamaarka Haweenka Islaamka ah looguna diiday ineey ku shaqo tagaan ama ay iskolaadka ku aadan?

Ayadoo la ogyahay in ardada Reer galbeedka ku aadan Iskoladka kofiyada yuhuda, macatabka kristanka, amaba qawanaan hadeey rabaan.

Dadayoow badan oo Reer galbeed ahi ayaa runtii ku wareersan macanahaan qabka daran, kuna dhisan Islaam naceebka Afka aan laga sheegin.

Barfasor waxkadhiga jamacad kutala wadanka swedan magcasiina layirahdo Dolmer ayaa mar ka hadalyaay arimo midab takor ah oo ey waxka weydiisay idacad wadankaas laga leyahay ayaa tusaale usoo qatay dhibaatada lagu hayo Islamka kunool.   

Qore Cabdiqani


 

Allidamaale.com kalasoco waraar xaqiiqada kusaleeysan

Allidamaale@hotmail.com

Xaafiiska Waraqabadka Germany

Allidamaale.com

                                          

                                                               Copyright © Allidamaale.com                 

                                           CONTACT US Webmaster Allidamaale@hotmail.com               

 

Boggan waxba lagama daabacan karo idin la'aan, hadii baahi timaado waxaa lala soo xiriirayaa Maamulka Bogga cinwaanka ah Allidamaale@hotmail.com