|
Somalia-
Gobolada Bari ee Maamul Goboleedka Puntland ee
Somalia ayaa waxaa kunool dad farshaxan ahaan u sameeya waxyaabo
layiraahdo Taalatiiyaada oo ug Haramka-masar, oo la aminsanyahay ineey
matalayaan sideey u ekaayen qabuurihii ay Somalidii hore isu aasi jirtay
qarnigii 16 iyo wixii kahoreyaay.
Inkastoo an wali la xaqiijin
cilmiga ay kasoo jeedo Taalatiiryadaasi ayaa hadan ay muhiim tahay in la
tixraaco oo baritaan qoto dheer lagu sameeyo asalka iyo taariikhda
farshaxankaasi Somaliyeed tasoo laga yaabo iney inoo furto jid aan ku
badigoobno taarikhdeeni luntay.
Caadooyinka kale
ee ka haray xirirkii Faraacinta iyo Somalidii hoore waxaa kamid ahaa
sida ay timaha usameysan jireen, dhamaan sawirada Faariicinta waxaa ku
cad in ragga iyo haweenkuba ay timaha tidcan jireen, sidaaso kale ayaa
iyana haweenkii iyo ragii hore ee Somaliyeed ay iyana timaha u tid
canjireen,balse waxaa hadda caadadaasi ku hartay haweenka Somaliyeed oo
keliya oo raggu tamaha ma tidcadaan waqtigan xaadirka ah.
Qore Cismaan
Allidamaale.com kalasoco waraar xaqiiqada kusaleeysan
Allidamaale@hotmail.com
Xaafiiska Waraqabadka Somalia
Allidamaale.com |