ALLIDAMAALE NEWS PAGE

NEWS  |  COMMENTS  |  ANALYSES

 

Somali Radios

     Home      |     Presse Release    |    Our Service      |      Archive   |     Send a Comments     |     Contact us

VOA SOMALI EDITION

13:00 - Aroornimo
16:00 - Fiidnimo
17:00 - Habeenimo
 

BBC SOMALI SERVICE

04:00 Aroornimo
11:00 Barqanimo
14:00 Duhurnimo
18:00 Fiidnimo
   

Maamulka iyo shaqaalaha Shabakada Allidamaale .com waxeey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan Ehaladii,qarabadii iyo Qoyskii u ka geriyooday Marxuum siciid cabdi cali kaar.

Isniin July 21 2008

Somalia - Maamulka iyo shaqaalaha Shabakada Allidamaale .com waxeey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan Ehaladii,qarabadii iyo Qoyskii u ka geriyooday meelkastoo oyjoogaan geeridii naxdinta laheed ee kutimid  Alle Ha unaxariistee Marxuum siciid cabdi cali kaar oo ku geriyooday kadib markuu rogmaday gaari uu lasocday aga gaarka Magaalada Garoowe Caasimada Dowlada Goboleedka Puntland.

Waxaan Alle ooga baryaynaa in uu janadii fardowso ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna samir iyo Iimaan  ka siiyo” Si gaar ah waxaanu tacsi ugu direynaa Xaaskiisa iyo caruurtii u katagay,iyo dhamaanba Reer Cabdi Cali kaar,  Alle ha u naxariisto Marxuum Siciid Cabdi Cali kaar……

Aamiiiin Amiiiin Amiiin!!!!!!!!


 

 

Allidamaale.com kalasoco waraar xaqiiqada kusaleeysan

Allidamaale@hotmail.com

Xaafiiska Waraqabadka Somalia

Allidamaale.com

                                          

                                                               Copyright © Allidamaale.com                 

                                           CONTACT US Webmaster Allidamaale@hotmail.com               

 

Boggan waxba lagama daabacan karo idin la'aan, hadii baahi timaado waxaa lala soo xiriirayaa Maamulka Bogga cinwaanka ah Allidamaale@hotmail.com