ALLIDAMAALE NEWS PAGE

NEWS  |  COMMENTS  |  ANALYSES

 

Somali Radios

     Home      |     Presse Release    |    Our Service      |      Archive   |     Send a Comments     |     Contact us

VOA SOMALI EDITION

13:00 - Aroornimo
16:00 - Fiidnimo
17:00 - Habeenimo
 

BBC SOMALI SERVICE

04:00 Aroornimo
11:00 Barqanimo
14:00 Duhurnimo
18:00 Fiidnimo
   

Xiisada colaadeed ee kataagan Deeganka Baqdaad ayaa cirka isku shareertay,aydoo Beelihii dirirayna ay wadaan isu hubgurasho xoowli kusocda.

Talaado July 22 2008

Somalia - Maalmihii ina dhaafay ayaa Deeganada Jubooyinka ka dhaceen dagaalo lagu hoobtey oo labo beelood ku dhexmaray deegaanka Buriye iyo Baqdaad ee nawaaxiga Badhaadhe, dagaaladsoo ay ku waxyeelooben Daad lagu qiyaasay 58 qof oo isug jira Dhimasho iyo dhawaaca.

Sidoo kale wararka aan xiligaan ka heleeyno ayaa sheegaya in ay Beelihii diriirtu ku dhex martay Nawaaxiga J/Hoose, ay aad ugu howlan yihiin isu hubgurasho xoowli kusocda, ayadoo xiisada colaadeed ee kataagan Deeganadaasina ay cirka isku shareertay, waxaana laga cabsiqabaa in dagaal kale uu labada beelood ku dhexmaro isla deegaanka, ma jirto ilaa iyo haatan wax waanwaan ah oo labada beelood laga dhexwado, amabse cid isku hoowshay qaboojinta Dagaaladasi.

Wararku waxeey kaloo intaas ku darayaan in labada dhinacba ay soo garayaan gurmadyo u diyaar ah ineey ka qeeyb qataan dagaal beeledka kaholcaya Baqdaad, waxaana lasoo sheegayaa in dadweyne aad utiro badani isga hayaamen Deganadsi ayagoo kacabsiqab ineey kuyeeshan sameen dagalad ka curtay Gobolada J/booyinka.


 

Allidamaale.com kalasoco waraar xaqiiqada kusaleeysan

Allidamaale@hotmail.com

Xaafiiska Waraqabadka Somalia

Allidamaale.com

                                          

                                                               Copyright © Allidamaale.com                 

                                           CONTACT US Webmaster Allidamaale@hotmail.com               

 

Boggan waxba lagama daabacan karo idin la'aan, hadii baahi timaado waxaa lala soo xiriirayaa Maamulka Bogga cinwaanka ah Allidamaale@hotmail.com