|
Somalia - Wararka
ka imaanaya Dagamada Afgooye ayaa sheegaya in Ciidamadii dhawaan lagu
soo tababaray dalka Ethiopia ay soo gaareen Deeganka
Afgooye ee gobolka
Sh/hoose,Ciidankaano wata baabur farabadan oo isugu jira kuwa dagaalka
iyo kuwo ay ku raran yihiin xamuul.
Ciidamadaan ayaa
shalato kasoo amba baxay Magaalada Boydhabo oo u aheed farisin kumeel
gar ah,ayagoona xalayto ku hoyday nawaaxiga degmada W/weyn ee Gobolka SH/Hoose.
Ciidamadaan ayaa wararku waxeey leyhiin ineey ku wajahanyihiin Caasimada
Dalka Somalia ee magaalada Muqdisho,waxaana la leyahay waxeey
qabaan tababar aad u sareeya,ayagoo ilaa iyo Ethoipia ku soo safray
dhinaca dhulka, tasoo looga gol lahaa bandhig loogu talagalay in la
muujiyo adkeysiga ay u leyiihn Dagaal daba dheeraada.
Saraakisha Ciidamada xooga dalka ayaa soo dhaweeyaay imaatinka
Ciidamadaan, ayagoona sheegay ineey wax weyn ka badalayaan Amaanka
Caasimada Somalia ee Moqdisho oo dhawaanahaan danbe soo hagaagayaay.
Allidamaale.com kalasoco waraar xaqiiqada kusaleeysan
Allidamaale@hotmail.com
Xaafiiska Waraqabadka Somalia
Allidamaale.com |