ALLIDAMAALE NEWS PAGE

NEWS  |  COMMENTS  |  ANALYSES

 

Somali Radios

     Home      |     Presse Release    |    Our Service      |      Archive   |     Send a Comments     |     Contact us

VOA SOMALI EDITION

13:00 - Aroornimo
16:00 - Fiidnimo
17:00 - Habeenimo
 

BBC SOMALI SERVICE

04:00 Aroornimo
11:00 Barqanimo
14:00 Duhurnimo
18:00 Fiidnimo
   

Dagaal kooxo Maleeshiyooyin ah ku dheex maray Tulada Xaranka ee Gobolka Jubada Dhexe.

Talaado 05.08. 2008

Somalia - Waxaa lasheegayaa in dagaal xooglehi ku dheex maray meel Galbeedka kaga beegan tuulada xaranka ee Gobolka J/Dhexe labo maleeshiyo beeled, kuwaaso uu in muda ahabi ka dhaxeeyaay muran ku saab san  jarida geedaha ayagoo u isticmaalay ka ganacsiga dhuxusha, taasi oo ay ishortaagen kooxo dagaanka ka tirsan.

Dagaalkaan halkaasi ka dhacay ayaa lagusoo waramayaa ineey ku dhinteen tiro dad ah oo  gaaraya lix qofood, halka tiro intaasoo kale ahna kasoo garay dhaawacyo, dagaalkaan ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb qaatay xoola dhaqato katirsan deeganka la isku heesto, kuwaaso lakala saftay dhinacyada is hayay.

Dhinaca kale dagaalkaan ayaa waxuu saameyn ku yeeshay dadweynihii ku dhaqnaa deegamada la isku hayo,waxaana lugsoo waramayaa in dadyoow fara badani  ka barakacan goryahoodi ayagoo ka cabsi qaba in waxyeelo kasoo garto hardanka kooxaha ishaya.

Hassan C

 

Allidamaale.com kalasoco waraar xaqiiqada kusaleeysan

Allidamaale@hotmail.com

Xaafiiska Waraqabadka Allidamaale.com

Allidamaale.com

                                          

                                                               Copyright © Allidamaale.com                 

                                           CONTACT US Webmaster Allidamaale@hotmail.com               

 

Boggan waxba lagama daabacan karo idin la'aan, hadii baahi timaado waxaa lala soo xiriirayaa Maamulka Bogga cinwaanka ah Allidamaale@hotmail.com