ALLIDAMAALE NEWS PAGE

NEWS  |  COMMENTS  |  ANALYSES

 

Somali Radios

     Home      |     Presse Release    |    Our Service      |      Archive   |     Send a Comments     |     Contact us

VOA SOMALI EDITION

13:00 - Aroorti
16:00 - Fiidkii
17:00 - Habeen
 

BBC SOMALI SERVICE

04:00 Aroorti
11:00 Barqadii
14:00 Duhurki
18:00 Fiidniki
   

Al-Shabaab oo kadabo tagay dadkii kunoola Ex Kontorool ilaa Afgooye, kuwaaso ay horey ooga qixiyeen Magaalada Moqdisho.

Sabti 16. 08. 2008

Somalia - Wararka nagasoo garaya Magaalada Moqdisho ayaa sheegya in shalay dad farabadan oo tiradooda lagu sheegay kudhawaad 60 qof lagu layaay tirokale oo intaa kabadana ay kudhaawacmeen dagaalo la isu adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan,dagaalkaasoo ku dhexmaray Ciidamada Ethiopia iyo kooxaha Al Shabaab inta u dhexeeysa degaanada Lafoole iyo Carbiska oo ay ku nool yihiin kumanaan qaxooti ah oo kasoo barakay dagaalada araxan la aanta ah ee kasocda Magaalada Moqdisho.

Wararku waxeey kaloo intee kudarayaan in maanata laga helay meeydad kale oo hor leh meelo kabaxsan meeshii ay dagaaladu ka dhaceen shalay oo waliba baadiyaha ah kana baxasan goobti lagu dagaalamay,waxaana loo maleeynayaa dadkaas ineey ugteen xabadahii la isla dhacayaay howdka baadayiha ah.

Mahaan markii ugu horeeysay oo dad masaakin ah oo aan waxba galabsan si wadar ah loo laayo, kol hore ayeey aheed markii dumar gaaraya 25 lagu laayaay qaraxyo loo dhigay meel ay nadifinaayeen 50 kalena dhawacyo kasoo gartay ayadoo ay ooga danlahaayen kooxaha Al shabaab ineey ku mujiyaan awodooda.

Waxaa maantana nasiib daro ah in tiro dad ah oo farabadan lugu laayaay xaqdaro, ayadoo kooxaha Dowlada kasoo horjeed ay hubka nocyadiisa kala duwan kadhexridayaan dadka shacabka dhexdiisa, taaso keeneysa in ayagana loogusoo jawaabo hubka kala duwan, halkaasina ay ku dhintaan dadka shacabka.

Hadaba yaa wasiliyadaas iska leh, ma umadaan masaakinta ah ayaa loo daneynayaa mise wala halaagayaa?

 
 

Hassan C

 

 

Allidamaale.com kalasoco waraar xaqiiqada kusaleeysan

Allidamaale@hotmail.com

Xaafiiska Waraqabadka Allidamaale.com

Allidamaale.com

                                          

                                                               Copyright © Allidamaale.com                 

                                           CONTACT US Webmaster Allidamaale@hotmail.com               

 

Boggan waxba lagama daabacan karo idin la'aan, hadii baahi timaado waxaa lala soo xiriirayaa Maamulka Bogga cinwaanka ah Allidamaale@hotmail.com