ALLIDAMAALE NEWS PAGE

NEWS  |  COMMENTS  |  ANALYSES

 

Somali Radios

     Home      |     Presse Release    |    Our Service      |      Archive   |     Send a Comments     |     Contact us

VOA SOMALI EDITION

13:00 - Aroorti
16:00 - Fiidkii
17:00 - Habeen
 

BBC SOMALI SERVICE

04:00 Aroorti
11:00 Barqadii
14:00 Duhurki
18:00 Fiidniki
   

Dagaalo lixaad leh  oo ku dhex maray ciidamada Ethiopia iyo kooxaha ka soo horjeeda Dowlada iyo Ciidamada Etiopia gudaha maagaalada Baladweyne ee Gobolka Hiraan.

Sabti 16. 08. 2008

Somalia - Dagaal lixaad leeh ayaa lasheegayaa in saaka waa baragii  uu kadhacay  Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiraan,  kaasoo u dhaxeeya ciidamada Ethiopia iyo kooxaha ka soo horjeeda Ciidamada Etiopia iyo Dowlada Somalia.

Dagaalkan ayaa sii labo lixaadsaday, ayadoo lasheegyo, in labada dhinac isku adeeg sadeen hubka noocyadiisa kala duwan,  dagaalkan ayaa xoogiisu ka dhacay agagaarka guriga Aadan Cabdi Ciise (Aadan Garaaso) oo ah duqa magaalada Balad weyne iyo bundada liq liiqato, waxaana lasheegayaa ineey dagaaladaasi ku dhinteen 14 qofood oo ahaa xoogaagi dagaalamayaay ee labad dhinacba ah.

Sidoo kale Dad goob joogayaal ah ayaa sheegay in magaalada Baladweyne gudaheeda u bamka dhulka lagu aaso ku qarxay 4 qof oo rayid ah kuwaaso marayaay goobta u qaraxu kadhacay.

Dhinac kale Dad fara badan oo dhowaan dib ugu soo laabtay guryahooda ayaa bilaabay in ay hadana ka barakacaan gobahaasi, waxaana lasheegayaa in xafadaha ugu badan ee u barakacu kasocda ay yihiin Oktober iyo Howal wadaag oo katirsan Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiraan.

 
 

Hassan C

 

 

Allidamaale.com kalasoco waraar xaqiiqada kusaleeysan

Allidamaale@hotmail.com

Xaafiiska Waraqabadka Allidamaale.com

Allidamaale.com

                                          

                                                               Copyright © Allidamaale.com                 

                                           CONTACT US Webmaster Allidamaale@hotmail.com               

 

Boggan waxba lagama daabacan karo idin la'aan, hadii baahi timaado waxaa lala soo xiriirayaa Maamulka Bogga cinwaanka ah Allidamaale@hotmail.com