ALLIDAMAALE NEWS PAGE

NEWS  |  COMMENTS  |  ANALYSES

 

Somali Radios

     Home      |     Presse Release    |    Our Service      |      Archive   |     Send a Comments     |     Contact us

VOA SOMALI EDITION

13:00 - Aroorti
16:00 - Fiidkii
17:00 - Habeen
 

BBC SOMALI SERVICE

04:00 Aroorti
11:00 Barqadii
14:00 Duhurki
18:00 Fiidniki
   
Dab baabaiyaay marfisho Ganacsi oo ku yaalay xaafad ka mid ah xaafadaha magaaladan Boosaaso.

Sabti 16. 08. 2008

Somalia - Wararka naga soo garaya Magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in maanata dab baabaiyaay marfisho lagu qayilo oo ku yaala xaafada Golciise ee magaalada Boosaaso oo kutaala Bartamaha Magaalada, waxaana lasheegayaa ineey gabi ahaanba bas beelen oo ay baaba’een guryo iyo Goobo Gacansi oo ka sameysnaa alwaaxyo iyo cooshado.

Dabkaasi ayaa lasheegayaa inuu ka kacay gob lagu qayilayaay oo aheeyd Bal balo aay aad ugu badnaayen dadka, waxaana lasheegayaa in markiiba u dabku si xawli ah u fiday asgoo gaaray goobo kale oo ku xeerna halka u dabku ka kacay.

Gurmadka dab damiska ayaa markiiba soo garay gobtii u dabku haleelay, ayagoona si aad ah ula dagaalamay dabkii, ayeey waxeey k uguulestee ineey halkiisi ku bakhtiiyaan  oo usan gaarin xafadahii ku xeerna.


Hassan C

 

 

Allidamaale.com kalasoco waraar xaqiiqada kusaleeysan

Allidamaale@hotmail.com

Xaafiiska Waraqabadka Allidamaale.com

Allidamaale.com

                                          

                                                               Copyright © Allidamaale.com                 

                                           CONTACT US Webmaster Allidamaale@hotmail.com               

 

Boggan waxba lagama daabacan karo idin la'aan, hadii baahi timaado waxaa lala soo xiriirayaa Maamulka Bogga cinwaanka ah Allidamaale@hotmail.com