|
Somalia -
Wararka nagasoo garaya Magaalada
Moqdisho Caasimada Dalka Somalia ayaa Sheegaya in Saakay halkaasi ay
howl galo baaritaano ah oo lagu bar til maamed sanayaay kooxaha kasoo
hor jeeda Dowlada Somalia iyo Ciidamada Ethiopia laga sameeyaya qeeybo
ka tirsan degmada Waabari ee magaalada Muqdisho.
Baaritaanadaasi ayaa la sheegayaa
ineey si wada jir ah u sameyeen Ciidamada Dowlada Fadaraalka Somalia iyo
kuwa Ethiopia, kadib markeey heleen waraar sheegaya in halkaasi ay k
usugan yihiin kooxaha kasoo horjeeda Dowlada Fadaraalka, ayagoona
qorsheenaya warero kadhan ah Dowlada.
Wararku waxeey kaloo intaas ku
darayaan intii ay howlgaladu socdeen in la isku dayaay in weerer lagu
qaado Ciidamada isgarbsanaya ee ku guda jira howlaha sugida Amniga,
waxaa lasheegayaa in lagu turay Bam gacmeed kasoo an wax khasaaro ah
geesen, kadibna ay halkaasi ka dhaceen rasaas goos goos ah oo an la
ogeen haduu jiro khasaaro ay geesteen.
Howlgaladaas maanta qaaden
Ciidamada wada socda ayaan ilaa iyo hada lasoo sheegin wax dad ah oo
lagu qab qabtay marka laga reebo nin lagu sheegay inuu walanyahay oo
kusugnaa gobtaas, kasoo ay Ciidamadu kaqaaden qashin u dhex jiifay,
ayagoona u gudbiyaay dadka kushaqada leh.
Hassan C
Allidamaale.com kalasoco waraar xaqiiqada kusaleeysan
Allidamaale@hotmail.com
Xaafiiska Waraqabadka Allidamaale.com
Allidamaale.com |