|
Somalia -
War dag dag ah oo hada nagasoo garaya
Magaalada Moqdisho ayaa sheegaya in goor dhow u ka biloowday Dagaal aga
gaarka jidka sodonka gaar ahaan Cali Kamiin ee Magaalada Moqdisho.
Dagaalkaan ayaa lasheegaya inuu u
dhaxeeyo Ciidamada Dowlada Fadaraalka iyo kuwa Ethiopia iyo kooxaha
kasoo horjeeda Dowalda Somalia iyo Ethiopia.
Qeybo kamid ah Magaalada Moqdisho ayaa
waxaa laga maqalayaa Dhawaaqa Madaafiicda iyo rasaasta cul culus, kuwaasoo ay
isu adeegsanayaan xoogaga soo kala horjeeda, waxaana lasheegayaa in dad
rayid ahi ku waxyeelooben rasaasta haboowga ah ee la isku ridayo.
Dhinaca kale waxaa xafadaha ku dhaw
dhaw halka dagaalku u kasoconaayo ayaa waxaa iyana lasheegaya ineey
kusoo dheceen Madaafiic soo haboowday, waxaaan jira sida lasheegayo dad
ay guryahooda oogu tageen Madafiicdaasi, halkaasina u dhawaacyo iyo
dhimashaba kaga soo gaaray dada an waxba galabsan, sidoo kale
Hoobiyeyaal dhowr ah ayaa ku soo dhacay qeybo ka mid ah gudaha Suuqa
Bakaaraha waxeeylona u geestay dad rayid ah.
Ilaa iyo hada lama hayo tiro rasmi ah
ee kusaab saan khasaaraha ka dhashay dagaalka sakay sida kasiska ku
biloowday waxaase la xaqiijiyaay ineey ku dhinteen 3 qof oo rayd ah.
Hassan C
Allidamaale.com kalasoco waraar xaqiiqada kusaleeysan
Allidamaale@hotmail.com
Xaafiiska Waraqabadka Allidamaale.com
Allidamaale.com |