ALLIDAMAALE NEWS PAGE

NEWS  |  COMMENTS  |  ANALYSES

 

Somali Radios

     Home      |     Presse Release    |    Our Service      |      Archive   |     Send a Comments     |     Contact us

VOA SOMALI EDITION

13:00 - Aroorti
16:00 - Fiidkii
17:00 - Habeen
 

BBC SOMALI SERVICE

04:00 Aroorti
11:00 Barqadii
14:00 Duhurki
18:00 Fiidniki
   

Kooxoha Burcad Badeed ee ka qawleesata xeebaha Dalka Somalia ayaa gacanta ku dhigaya  markab xamuul ah oo  urarnaa Ganacsato, kasoo marayaay Biyaha Somalia.

Arbaco 20. 08. 2008

Kuala Lambur- Kooxoha Burcad Badeed ee ka qawleesata xeebaha Dalka Somalia ayaa gacanta ku dhigaya markab xamuul ah oo siday Silida qeeyrin ee looyaqaan Shidalka, kasoo marayaay Biyaha Somalia.

Markbakan ayaa sida lasheegay kadiiwaan gashan Wadanka Malaysia,laguna sheegay Magaciisa MT Bunga Melati Dua, waxaana ay shirkadii iska laheed sheegtay Ineeysan wax xog ah oo ku saabsan shaqaalihii sarnaa xaladooda iyo halka u kusuganyahay Markabkasi aysan hayan,sidaas daraadeedna ay ku guda jiraan howlo laxiriira baadigoobka Markabkas, waxeeyna intaa ku daraan ineey Markabka sarnaayeen shaqaale ukala dhashay Dalaalka Philippine , Malaysia iyo Thailland, waxeeyna kusheegen tiradooda 19-ilaa 29

Ma’ahan markii ugu horeysay oo ay kooxo buracad badeed Soomaali ahi ay afduubtaan maraakiibta ku safraya Biyaha Dalka Soomaalia, kuwaasoo usida Dadka Somaliyeed Shixnado Gar gaar iyo kuwo ganacsi intaba.

Horay yaa waxaa gacanta Burcad Badeeda Somaliyeed iyo Ajaanibta lasheeqeysaba ugu jiray Maraakib laga leeyahay Dalaalka Nigeria kasoo laga qafaashay 10.08.Aug  aga gaarka Dakada Magaalada Moqdisho iyo midkale oo lagalahaa Dalka Thailand 12-kii Aug asna laga Afduubtay gacanka Cadmeed oo u marayaay.

 

Hassan C

Allidamaale.com kalasoco waraar xaqiiqada kusaleeysan

Allidamaale@hotmail.com

Xaafiiska Waraqabadka Allidamaale.com

Allidamaale.com

                                          

                                                               Copyright © Allidamaale.com                 

                                           CONTACT US Webmaster Allidamaale@hotmail.com               

 

Boggan waxba lagama daabacan karo idin la'aan, hadii baahi timaado waxaa lala soo xiriirayaa Maamulka Bogga cinwaanka ah Allidamaale@hotmail.com