|
Somalia -
Wararka nagasoo garaya Magaalada
kismaayo ayaa sheegaya in aga gaarka magaalada kismaayo u ka qarxay
Dagaal aad u xoog badan, kasoo u dhaxeeya Kooxaha Dowlada Kasoo horjeeda
iyo Beesha Magaalada Kismaayo Gacanta k uhaaysa.
Iska hor imaadkaan ayaa yimid kadib
markeey Kooxaha Dowlada Fadaraalka kasoo horjeeda ay weerar ku qaadeen
Maleshiyaad kusugnaa Kaabiga Magaalada Kismaayo,kuwaasoo katirsanaa
Beesha Magaalada kol hore kasaaray Ciidamadii Dowlada Somalia.
Wararku waxeey kaloo intaas ku
darayaan in dhaawacyo iyo dhimasho kadhashay dagaalkasi lasoo garsiiyaay
Isbitalka Magaalada Kismaayo,kuwaaso sida lasheegay ahaa Maleeshiyadii
lasoo weeraray, 2 dhimasho ah iyo 12 Dhawac ah ayaana lagu sheegay inta
hada lasoo gaarsiiyaay Magaalada Kismaayo, waxaana sidoo kale
lasheegayaa in hal gaari oo nooca Dagaalka ah laga gubay Maleeshiyadii
haysata Magaalada Kismaayo.
xaafadaha Magaalada Kismaayo
ayaa laga maqlayaa dhawaaqa madaafiicda iyo rasaasta cul culus ee ay isku ridayaan kooxa sookla horjeeda, ayadoo
dadweeynhii kudhaqan Magaalada ay cabsi ka mujiyeen Dagaaladan ka qarxay Magaalada
Kismaayo,waxana lasheegaya in qaar kamid ah dadweeynah ay isu
diyaarinayaan ineey isga qaxaan Magaalada Dagaaladu halakeyeen.
Kooxaha Al- Shabaab
ayaa baryaahanba isku uruursanaayay hareeraha Magaalada kuwaaso
damacsanaan in ay wareer xoogan ku qaadan Magaalada Kismaayo.
Hassan C
Allidamaale.com kalasoco waraar xaqiiqada kusaleeysan
Allidamaale@hotmail.com
Xaafiiska Waraqabadka Allidamaale.com
Allidamaale.com |