Proff:Juurille Wuxuu ka Hadlay Waxqabadkii Dowladii Waqtigeedu Dhamaaday iyo weliba Qorshihii Geedi Socodka Nabada Soomaaliya ee Loogu Magac Daray Roadmapka.
Proff:Juurille waxa kale oo uu ku dheeraaday Jidadkii ama Heerarkii loo soo maray in xildhibaano lasoo xulo ,Waxa taas ku xigtay in Madaxweyne Xalay la Doorto.
Proff:Juurille waxa kale oo uu ka Hadlay Macnaha Dastuurku iyo Waxa uu Yahay ,Isaga oo Sheegay in Dastuurku uu yahay Waxa Dad ama Quruumo Meel ku wada Nool ay Heshiis ku Gaaraan.