Menu
banner 3d

Kooxo hubeysan oo sargaal ka tirsan Dowlada ku dilay Muqdisho.

Last update 17-09-12

Sarkaalk a tirsan ciidamada Nabadsugida dowlada Federaaka Soomaaliya ayaa goor dhaweyd lagu dilay magaalada Muqdisho ee xarunta ku meel gaarka dowlada Federaalka Soomaaliya.

Kooxo dabley ah oo aan heyntooda la aqoonsan ayaa weerar ay ku dilen sarkaal ka tirsan ciidamada Nabadsugida ku dhawacay qof rayid oo dariiqa marayay xiliga ay weerarka geysanayeen Xaafada Buuloxuubay ee degmada Madiina magaalada Muqdisho.

Dableydaan ayaa ku hubeysanaa Bastoolado xiliga ay weerarka geysanyeen sida ay sheegeen dad goob joogayaal ah,waxaana sidoo kale u suurta gashay dableydii in ay ka baxsadaan goobtii ay faldanbiyeedka ku geysteen.

Alle ha u naxariistee sarkaalkaan saaka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Maxamed Sheekh Nuur. Ilaa iyo hadana majirto cid falkaasi sheegatay iyo sababta loo dilay.

Ma ahan markii ugu horeysay oo magaalada Muqdisho kooxhu hubeysan ay ku dilaan saraakiil ka tirsan dowlada Soomaaliya,waxaana sargaalkan uu noqonayaa kii ugu horeeyay oo muqdisho lagu dilo tan iyo markii Madaxweyne loo doortay xasan Sheekh Maxamuud.

allidamaale@hotmail.com

Muqdisho


Baaqii IGAD war murtiyeedkii oo sex akhriso.
Hayaanka Puntland iyo Haraadiga Qardhood!
Video: Qeybtii 2aad soo dhaweyntii Prof. C/wali ee Danmark
Mooshino soo kala hor jooda oo ka dhan ah ciidamada shi sheeye oo dhawaan hor imaan doona Baarlmaanka
Dowlada Jubaland oo ku dhawaaqday in ay xayiraad kusoo rogtay DFS
Warbixin: Nuxurkii Go'aankii IGAD ay soo saartay
Xog hoose: DF oo si hoose taakulayn u siisa maamulada Galmudug iyo Ximin & Xeeb
M/weynaha Puntland Dr. Faroole oo furay imtixaanaadka shahaadigaa ee deegaanada Puntland
Prof. Fosia C/qaadir "Qaranimo iyo qabiil meel mawada galo. Dulmiga Jubooyinka ka jira ma fiicna"
Shan sababood oo tilmaamaya in Muqdisho aanay noqon karin caasimaddii qaran!