Menu
banner 3d

Madaxweyne kuxigeenka Gr. Cabdisamad Shire oo madaxtooyada ku qaabilay madaxda JPLG

Last update 23-06-12

Masuuliyiin kasocda Hay'ada Qaramada oo maanta soo gaartay caasimada Puntland ee Garoowe, ayaa waxaa xarunta madaxtoyad Garoowe ku qaabiley Madaxweyne ku xigeenka Puntland ahna sii hayaha xilka madaxweynaha Gen.Cabdisamad Cali Shire

Mauuliyiin ka socota Qaraada Midoobay dhinaceeda horumarinta degmooyinka JPLG ayaa waxaa hogaaminayay Mr. Patrick Duong iyo Joint Program Local Government ‘JPLG.

waxaana Hay'adan waxey ka shaqeeysaa todobo degmo oo ka tirsan deegaanada Puntland, waxana ku bahoobey 5-Hay'aydood oo ka tirsan Qaramada Midoobey, sidoo kalena waxey ka shaqeeyaan horumarinta degmooyinka iyo xukun baahinta,dimoqraadiyeynta iyo weliba maamula wanaaga.

Waxaana waxyabaihii laga wada hadlay ka mid ahaa dhinacyada iskaashiga, horomarinta iyo wada shaqeeynta ayadoo ay goob joog ka ahaayeen masuuliyiinta kala ahaa Anka Kitunzi madaxda farsamada barnaamijka JPLG,Maxamed Ali Nuur agaasimaha qorshaynta ee wasarada arimaha gudaha iyo dowladaha hoose iyo weliba Faridah Kariimi iyo Nasro Islaan oo iyaguna ka tirsan hawlwadeenada JPLG.


Kualankii Arhus ee Taageerada Jubaland (Qeybtii 2aad)
Odayaasha Dhaqanka Hawiye oo ku canbaareeyay Tarzan hadalka ah in Muqdisho ay Somalida u dhaxeyso
''Shacabka waxaan oga digaynaa dastuurka laga soo iibsaday suuqa BAKAARA "xildhibaan Siciid Diiriye.
Shir lagu soo afmeeray colaad u dhaxaysay labo beelood oo lagu soo gabagabeeyay tuulada DAMALE-XAGARE.
Wasiirka waxbarashada PL oo Muqdisho ku sugan si uu wax oga ogaado shir waxbarashada Somalia
Xaqiiqo: Beentii Xasan Culusoow ee shirka G8 baa nalagu macsuumay oo salkeedii lasoo helay
Tatan lagaaga guuleystey balse adiga guul kuu ah!
Wasiirka Ar. Dibada "Shabaab iyo Murusade ayaa Xarunta UNDP ee Muqdisho"
Madaxweynihii hore ee PL Gen Cade Muus, oo Bossaso hada kasoo dagay
Qarax weyn oo gil gilay xarunta UNDP ee Muqdisho iyo Ajnabi ku dhinteen