Menu
banner 3d

Ciidamo Mareykan ah oo la xaqiijiiyay in ay ku sugan yhiin magaalada Muqdisho.

Last update 25-06-12

Sida lagasoo xigtay Taleefishinka dalka Iiraan ee Press TV ayaa shaaciyay in 390-askari ka mid ah ciidamo kala duwan ka tirsan kuwa dalka Mareykanka ayaa ka howlgalay magaalada Muqdisho,kuwaas oo ka haya Muqdisho howlo qarsoodi ah oo aysan la socon shacabka Soomaaliyeed, wuxuuna Tiifiigu hosta ka xariiqay in ciidamadaasi ay ahaayeen kuwa shabaab ka saaray Muqdisho.

Howlagalka ciidamada Mareykanku ka hayaan Muqdisho ayaa lasheegay in ay ka wadeen ilaa mudo 3-bilkood ah,kuwaas ka qeyb qaata dhinacyo kala duwan oo ay ka mid yihiin Tababarka ciidamada DFKMG,howlagalada iyo basaasnimada.

Taleefishinka dalka Iran ayaa warkaan ka helay sida ay sheegeen Sarkaal ka tirsan Ciidamada DFKMG oo magaciisa lagu sheegayo C/wahaab Maxamed Cali.

allidamaale,Muqdisho


Daawo qaybta labaad ee khudbadii Ilyaas Barre Shiil
Daawo:Fadeexo M/weyne Xasan sheekh muxuu ka yiri ciidamda Ajnabiga ah
DDSI good bad and Ugly
Kualankii Arhus ee Taageerada Jubaland (Qeybtii 2aad)
Odayaasha Dhaqanka Hawiye oo ku canbaareeyay Tarzan hadalka ah in Muqdisho ay Somalida u dhaxeyso
''Shacabka waxaan oga digaynaa dastuurka laga soo iibsaday suuqa BAKAARA "xildhibaan Siciid Diiriye.
Shir lagu soo afmeeray colaad u dhaxaysay labo beelood oo lagu soo gabagabeeyay tuulada DAMALE-XAGARE.
Wasiirka waxbarashada PL oo Muqdisho ku sugan si uu wax oga ogaado shir waxbarashada Somalia
Xaqiiqo: Beentii Xasan Culusoow ee shirka G8 baa nalagu macsuumay oo salkeedii lasoo helay
Tatan lagaaga guuleystey balse adiga guul kuu ah!