Menu
banner 3d

ciidamada Amisom oo weerar ku qaaday Laan Buuro iyo iskuna fidanaya gobolka Shabeelaha Hoose

Last update 25-06-12

Nawaaxiga degmada ayaa maanta waxaa ka dhaceen dagaalo oo u dhaxeeya ciidamada AMISOM oo gacan ka helaya kuwa DFKMG iyo Al-Shabaab

Dagaalkaan ayaa yimid kadib markii ciidamada Amisom ay weerar ku qaadeen kuwa Al-Shabab oo saldhigyo ku lahaa inta u dhaxeeysa degmada Afgooye iyo Awdheegle.

Dagaalka ayaa ku fiday dhamaan deeganada ku hareeresan gobolka sheebalada Hoose, waxaana la sheegayaa inuu iminka si xoogan uga socda deegaanka laanta buuro oo xero tababar u aheeyd Shabaab.

Ilaa iyo hada lama ogo khaasaraha ka dhashay dagaalada maanta, balse wararka horu dhaca ah ayaa sheegaya ilaa iyo inta la ogyahay dhamashadu in ay tahay 4-qof iyo dhawaac intaa ka badan.

Allidamaale, Muqdisho


C/laahi Xuseen oo DF ku dhaliilay qaabka ay u maareysay dib-lumaasiyiinta Somalia
Xiriirka Federaalka & SL oo sii xumaaday iyo Wasiirka Caafimaadka SL oo ka baxay Shirka ka dhacayey Switzerland
Xafladii C/wali lagusoo dhaweynayay oo iminka lasoo xiray
Dr.Farolle "Jubaland hadii la diido, dowladana waa la diidi"
Somaliland oo walaac ka muujisay hadalkii M/weyne Xasan
(Sawiro) R/wasaarahii Hore ee Somalia Mudane C/wali oo Danmark soo gaaray
M/weyne Xasan oo dib u soo nooleyay Dagaal oogayaashii
Daawo: C/llahi Sheekh" Hajoojiiyo Xasan Sh. Hadalada caadifada ah"
Somali lawmakers sign motion against premier
Naxdin iyo Qaracan: Tahriibayal Somaliya oo sucuudiyin jir dilayaan