Menu
banner 3d

Xog hoose: Axmed Tuke oo Jubada Hoose u magacaabay maamul Beeshisa ah

Last update 12-07-12

Akhristayaasha bogga caalamiga ah ee allidamaale waxaan maantana usoo bandhigayaa xogtaan shirqoolka ah kadib markuu Axmed Tuke uu magacaabey maamulada seddax degmo oo ka mid ah Gobolka Jubada Hoose kuwaasoo kala ah:

1- Kiyambooni ow madax uga dhigey nin u dhashey beesha Gaaljecel

2- Beerxaani ow madax uga dhigey nin u dhashey beesha Gaaljecel

3- Hoosingow ow madax uga dhigey nin u dhashey beeshaa Shiikhaal

Hadaba waxaa is weeydiin mudan miyuu kala tashadey beelaha walaalaha ah ee gobolkaas wada dega gaar ahaan beesha Daarood? Waxaan shaki ku jirin in akhristayaasha sharafta leh ee bogga Allidamaale si fuduud ku fahmayaan hadafka siyaasadeed uu leeyahay Axmed Tuke.

Hasa ahaatee damaciisu la yaab ma leh sabaabtoo ah arimo ka muhiimsan kana khatarsan arinta aynu maanta ifiney ayuu dhoowr jeer ku takri faley.

Waxaase wax aad loola yaab ah in qaar ka mid ah siyaasiinta u dhalatey gobolka Jubada Hoose gaar ahaan beesha Daarood u hanqal taagayaan in ay ka hoos shaqeeyaan Axmed Tuke haddii Ilaaheey ma idmee ow ku guuleysto tartanka Madaxweyne ee fooda inagu soo haya.   

Wa billahi towfiiq

Cabdinaasir,Nairobi


Daawo Dumarka iyo caruuraha lagu kufsado Muqdisho.
Holland: Xafladii Somaliland oo Ku Dhamaatay Dagaal iyo Gacan ka Hadalþ
Sawiro dheeraad ah: Xafladii Jaaliyada Danmark ay kusoo dhaweyeen Prof. C/wali
Video: Boqashadii C/wali ee Danmark
Tartan caafimaadka oo lagu soo gabagabeeyay machadka Gaalkacyo.
Dhagar Qabe Xildhibaan Xoosh
Banaanbaxa lagu taageerey Xukuumada oo lagasoo abaabulay Filla Muqdisho
Xildhibaan Cabdi barre oo eedayn kulul u jeediyay madxada DFS
Daawo warbixin ay KTN ka diyaarisya Kismaayo
Xog: Gudoomiyaha Gobolka Sh/hoose oo xilka Iska casilay,Waa maxay sababtu?