Menu
banner 3d

midnimada iyo Tanaazulka ay muujiyeen Isimada Daarood

Last update 26-07-12

Marwo, Xalimo Soofe oo marineysa Tix suugan ah oo isugu jirta duco iyo amaan ku socota Isimada Soomaaliyeed gaar ahaan Isimada soo jireenka ah ee beelaha Daarood.

Halgamaa Xalimo Soofe ayaa ku boorisay kuna taageertay Isimada DAAROOD midnimada iyo Tanaazulka ay isu muujiyeen ee Tarikhda u galay , kadib markey si wanaagsan uga tashadeen iskuna waafaqeen ka ariminta Mustaqbalk umada Soomaaliyeed.


Ogaysiis Xaflad taageerida Maamulka Jubaland oo London lagu qabanyo
Isu soo baxyo lagu taageerayo doorashada madaxda Jubba land oo la filayo inay ka dhacaan Gedo iyo Jubbooyinka.
Xaliimo Soofe oo Tix taageero ah u dirtay maamulka cusub ee Jubaland
Darmaanta Yaan ladaba gurin Way Digtoon tehee!!!
Muqdisho iyo Kismayo oo dhismaha Jubaland kusoo kala dhaweeyay diidmo iyo Taageero
Fartaag oo loo dhaariyay M/weyne ku xigeenka Jubaland State
Bbc-Soomaali oo lumisey dhex-dhexaadnimadii Saxaafada
M/wayne Cabdi Cumar oo hanbalyo u diray dhigiisa Jubbaland State.
Barre HIiraale oo lagu hayo garoonka Kismaayo
Wadaad Caan ah oo Reer PL ah, ayaa Dhaliiley Kooxda Islaax ee Moqdisho ka dhisan