 Al-Shabaab oo tababar usoo xiray ciidamo cusub.
Last update 18-08-12Saraakiisha Al-Shabaab ayaa shalay usoo xiray tababar ciidamo dhawaan ay qoreen oo ka tirsan xoogaga Shabaab.
Ciidamadaan ayaa la sheegay in qaarkood ku jiraan caruur daa yar iyo qaar ka tirsanaa macalimiinta dugsiyada quraanka ka dhiga Degmadda Bulla- Burde ee gobolka Hiiraan.
Saraakiisha Shabaab oo la hadlay ciidanka ay tababarka usoo xireen ayaa sheegay in ciidamadaan maata wixii ka danabeeya ay u diyaar yihiin ka hortaga iyo la dagaalanka Amisom iyo ciidamada DFKMG, sidoo kalena ay dhawaan usoo xirmayaan dufcad kale oo ka tirsan xoogaga Al-Shabaab dhawaan ay howl gali doonaan.
allidamaale@hotmail.com Muqdisho |
|