Menu
banner 3d

Gudoomiyaha Barlamaaka oo loo doortay General Muuse Xasan iyo goob cusub oo amniga la xiirrta oo loo raray

Last update 20-08-12

Waxaa goor dhaw ka hor soo gaba gaboobay dhaarinta Xildhibaannada Cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya ayadoo waxaana si habsami leh u socda munaasabada howshaasi.

Xildhibaannada  galabtay  loo dhaariyay in ay noqdaan mustaqbalki cusub ee Soomaaliya  ayaa tiradooda ay tahay ilaa 211- Mudane, ayadoo uu dhaariyay Gudoomiyaha Maxkamadda Sare  Abukaate Ceydiid Ilkaxanaf, waxaana dhaarintii kadib  Ilka xanaf u sheegay  xildhibaannada cusub  iney iskasoo dhex xulaan xubinta ugu da’da weyn oo Gudoomin doona shirarka Baarlamaanka.

Baarlamaanka CUSUB ayaa dhinaciisa u doorteen inuu gudoomiyaha ku meel gaarka ah ee Baarlamaanka Soomaaliya General Muuse Xasan Cabdulle ayaa ah iminka ninka u da’da weyn ee Xildhibaannada cusub.

Waxaana Gudoonka cusub ee Baarlamaanka Mudane General Muuse Xasan Cabdulle oo hadal kooban jeediyey ayaa sheegay in xildhibaannada laga bilaabo xiligan ay bilaabanayaan qabashada xubnaha musharaxiinta u ah gudoonka Baarlamaanka ayadoo gudi doorashana loo saari doono arintaasi.

Gudomiyah Cusub ayaa waxaa uu shegay in ila iyo 25 bisha ku egtahay qabashada arjiyada Musharaxiinta u tagan  Gudomiyaha Barlamaanka  26 bishana ay dhici doonto dorashada Gudomiyaha Barlamaanka.

allidamaale@hotmail.com

Muqdisho


Gudoomiyaha Mudug iyo waxgarad kormeer ku tagay deegaanka Dhagaxyo-caddo
Baarlamaanku wuu Garanayaa Khaladka, Balse Kama Hadli Karaan Amaankooda.Darteed
Warbixin: DF oo la sheegay in ay arruurinayso Ciidan Qabiil oo loo ekaysiiyay Shabaab
Dhageyso, Fiiro gaar ah: Gabaygii Cusbaa ee m/wayne xasan Sh.
Farxadda Jubaland iyo baroorta Muqdisho
Waa kuma Ninka Uu Madaxweyne Hassan Culusow, u direy Kismaayo?
Beesha Sade oo ka arinsanaysa sidii ay ka yeeli lahayd Col; Barre Hiiraale
C/laahi Xuseen oo DF ku dhaliilay qaabka ay u maareysay dib-lumaasiyiinta Somalia
Xiriirka Federaalka & SL oo sii xumaaday iyo Wasiirka Caafimaadka SL oo ka baxay Shirka ka dhacayey Switzerland
Dr.Farolle "Jubaland hadii la diido, dowladana waa la diidi"