Menu
banner 3d

Xog hoose: qalab Casri ah oo loogu tirinyo cododka oo muqdisho la keenay

Last update 20-08-12

Warar hoose oo aan ka helay ilo xogogaal ah ayaa noo xaqiijiyay in booqashadii qarsoodiga aheyd ee shalay ku yimaadaan xubnihii kasocday beesha caalamka magaalada Muqdisho ay ku soo gaarsiiyeen magaalada qalab kambuutaro u badan oo Casri ah oo loogu talagalay tirinta iyo xaqiijinta cododka doorashada Madaxweyne nimada Soomaaliya ee la sugayo in ay dhawaan dhacdo.

Qalabkan ayaa lagu wada inuu noqodo mid wax badan ka badala shaki badan ee haatan hareeyay qaabka ay u dhici doonto Doorashada Guddoonka Baarlamnka Iyo Mida Madaxweynaha Soomaaliya.

 Waxana durba soo baxaya siyaasiyiin u sharaxnaa Jagooyinka kala gadisan kuwaa qorsheysatay oo meel dhigtay in ay kusoo bixidoonan masuq maasuq ay lugaha kula jiraan iyo laaluushka ay bixinayaan, balse waxey cabsiyi la soo daristay ka dib markey ka war heleen in lakeenay magaalada Muqdisho qalab looga gaashamaanayo wax isdaba marinta iyo musuq maasuqa.

Waxeyna kala ahaayeen xubnaha shalay soo gaaray Muqdisho Danjireyaasha dalalka Mareykanka , Yurub iyo wakiilada Talyaaniga, Ingiirska  iyo Turkiga iyo Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya  Danjire Augustine Mahiga, waxeyna hormood ka yihiin daa dihinta dhameystirka qorshaha raod Mapka iyo dhameystirka xiliga kumeel gaarka Soomaaliya.

allidamaale@hotmail.com

Muqdisho


Warka Somali channel iyo Bashiir Ugaas
Daawo Dumarka iyo caruuraha lagu kufsado Muqdisho.
Holland: Xafladii Somaliland oo Ku Dhamaatay Dagaal iyo Gacan ka Hadal
Sawiro dheeraad ah: Xafladii Jaaliyada Danmark ay kusoo dhaweyeen Prof. C/wali
Video: Boqashadii C/wali ee Danmark
Tartan caafimaadka oo lagu soo gabagabeeyay machadka Gaalkacyo.
Dhagar Qabe Xildhibaan Xoosh
Banaanbaxa lagu taageerey Xukuumada oo lagasoo abaabulay Filla Muqdisho
Xildhibaan Cabdi barre oo eedayn kulul u jeediyay madxada DFS
Daawo warbixin ay KTN ka diyaarisya Kismaayo