Menu
banner 3d

Deg Deg: Magacyada iyo Qabiilada Xildhibaanada maanta la dhaariyay

Last update 23-08-12

19-Xildhibaan ee maanta loo dhaariyay Baarlamaanka cusub ee Soomalaiya, ayaa wuxuu ka dhacay Gudaha garoonka diyaaradaha Muqdisho, waxaan dhaariyay Gudoomiyaha Maxkamada Sare  Ceydiid Cabdulaahi Ilka Canaf, ayadoo uu goob joog ahaa Gudoomiyaha KMG Baarlamaanka Soomaaliya Gen. Muse Hassan Abdulle.

Hoos ka daalaco Magacyada iyo Beelaha ay kasoo kala  Jeedaan Xildhibaanada maanta la dhaariyay

Daarood

1-C/laahi Yuusuf Xasan

2-C/Fataax Nuur Mataan Cabdi

3-Aadan Sadiiq Maxamed

4-Axmed Cusmaan Ibraahim

5-C/Rashiid Xaaji Deerow

6-Cabdi Naasir Maxamed Cabdulle

7-Dr Cabdi cali Xassan

8-Maxamuud Cali Magan

9-Muuse Sheekh Cumar Jiis

10-Cabdi Qaadir Aadan Nuur

11-Nuur Faarax Jaamac

12-Cabdulaahi Maxamed Xirsi

13-Cabdi Rashiid Maxamed Xidig

Hawiye

14-Maxamed Maxamuud Ibraahim

15-Xasan Macalin Maxamuud

16-Naciimo Maxamed Gacal Habarwaa

17-Sheekh Cabdi Qaadir Cali Cumar

18-Maxamed Cabdulle Faraax

Dir

18-Jaamac Axmed Maxamed Muuse


Sawiro dheeraad ah: Xafladii Jaaliyada Danmark ay kusoo dhaweyeen Prof. C/wali
Video: Boqashadii C/wali ee Danmark
Tartan caafimaadka oo lagu soo gabagabeeyay machadka Gaalkacyo.
Dhagar Qabe Xildhibaan Xoosh
Banaanbaxa lagu taageerey Xukuumada oo lagasoo abaabulay Filla Muqdisho
Xildhibaan Cabdi barre oo eedayn kulul u jeediyay madxada DFS
Daawo warbixin ay KTN ka diyaarisya Kismaayo
Xog: Gudoomiyaha Gobolka Sh/hoose oo xilka Iska casilay,Waa maxay sababtu?
Ciidanka DDS ee Itoobiya iyo Alshabaab oo uu dagaal cusub u biloowday
Garoowe oo lagu xukumay gacan ku dhiiglayaal ay xukuntay maxkamadda ciidamada qalabka sida ee PL