 Shariif, Cabdiwali, Xasan Sheikh iyo Cosoble oo wareegi 1aad kasoo gudbay
Last update 10-09-12
Shariif sheikh Axmed 64
Xasan Sheikh Maxamud 58
Cabdiwali Maxmed Cali Gaas 32
Cabdulqaadir cosoble Cali 28
Murashaxiinta soo dhawaaday hase yeehsee aan kasoo gudbin wareegii koowaad, ayaa waxey kala yihiin
Cabdiraxmaan macalin Cali Baadiyoow
Maxamed Cabdulaahi Farmaajo
Yuusuf Garaad.
Waxaa jira Musharaxiin aan hab yaraatee 1-cod xitaa helin sida:
Salaad Cali jeele
Maslax Maxamed Siyaad iyo xubno kale oo tiro badan. |
|