|
Halkan ka akhri Dadkii fikir kooda kasoo dhiibtay Astaanta
Cusub ee ku habon in ay Puntland yeelato.Guji |
|
halkan ka daalaco Codeyntii indhaweeyto socotay ee aheyd
(YAA KU HABON TALADA KONFURTA SOMALIA)
>> |
 |
Dagaaladii Moqdisho oo saaka
sii kululaaday- |
|
Somalia
- Allidamaale Jimco Jul 03 2009 -
Dagaalkii Dufaanta aha iyo Madaaficdii bar bar
socday oo saaka dib uga biloowday Degmada Kaaran ee Magaalada Moqdisho
>>>>> |
|
Xarakatul
Al-Shabaab Al-M.oo soo
bandhigay Qabsashadii Bay iyo Bakool
 |
 |
Waa Barnaamijkii aad inooga barateen Jimco walba- |
|
Malaysia
- Allidamaale Jimco Jul 03 2009 -
Barnaamijkaan
korarso Aqoontaada wuxuu u taagan yahay kobcinta iyo tayeenta
Bulshada,Akhristayaal maantana kusoo dhawaada Suaalihii Todobaadka
>>>>> |
 |
Faalo: Away Wiilkeygii Wadaad Xumow?- |
|
Somalia
- Allidamaale Jimco Jul 03 2009 -
Yaa mukhalas iyo dillaal ka ahaa ama hagay oo hogaamiyay
dhallinta Minneapolis illaa Muqdisho?
>>>>> |
 |
Ogeysiis:Dr.C/qaadir
(Dhagacade)
oo kusoo foleh Danmark- |
|
Denmark - Allidamaale Jimco
Jul 03 2009 -
Waxaa
lagu wargalinayaa dhamaan umada Soomaaliyeed ee ku nool Copenhagen iyo
nawaaxigeeda
>>>>> |
 |
Kuala Lumpur oo lagu qabtay
Munaasabadda 1-da luulyo. |
|
Malaysia - Allidamaale Jimco
Jul 03 2009 -
Jaamacadda loogu jacel yahay dalka malaysia oo xalay lagu
qabtay munaasabadda 1-da Luulyo (Daawo Sawirada) |
|
Xafladii Sannad Guuraddi 12-aad ee
Machadka Salahudiin  |
 |
Dagaalo iyo duqeymo ka dhacay Magaalada Moqdisho- |
|
Somalia - Allidamaale Khamiis
Jul 02 2009 -
Sheekh Ibrahim Yusuf oo ahaa Sarkaal
Maxkamadaha ah oo isaga iyo ciidankiisba u galay Xisbul-Islaam >>>> |
 |
Barashada Khasaarataay geedkaa ha ba'o- |
|
Somalia - Allidamaale Khamiis
Jul 02 2009 -
Website-ka Dr Axmed Xuseen oo soo qoray hadal aan ka imaan
maskax fayoow, asgoo ka hadlaya Shirkii Somalida ee Mareykanka
>>> |
|
Somalia-Allidamaale Khamiis
Jul 02 2009 -
Warbixin
hoose oo qarsoon: Xagal daacinta Mr.Omaar iyo
Dadalaka kooxaha xag-jirka Diimeed (Al-qaida)>>>>> |
 |
Koob lagu xusayo 1-da luulyo oo
ka dhacay Magaalada Zurich- |
|
Switzerland - Allidamaale Khamiis
Jul 02 2009 -
Koobka
Xuska Sand guurada 49-aad ee 1-Luulyo iyo Jaaliyada Zurich Switzerland
>>>> |
 |
Flight IY
626 oo ay sarnayeen
142- iyo
11-shaqaale ee dhacday- |
|
England - Allidamaale Khamiis
Jul 02 2009 -
Gabaryar
14-
sano
jira ah oo
ka bad-baaday Diyaaradii
Yemenia
ee Flight IY 626 ee dhacday
>>>>> |
|
Jaaliyada
Switzerland
oo
soo
dhawaysay
wafuud Puntland ah  |
 |
Wafti aqoonyahano Puntland
ah oo ku sugan Sweden- |
|
Sweden - Allidamaale Arbaco
Jul 01 2009 -
Kulan Looga Hadlayo Dhamaystirka Heerka Waxbarasho ee
Jaamacadaha Puntland oo Maanta Lagu Qabtay Magaalada Goteborg
>> |
Malaysia-Allidamaale Arbaco
Jul 01 2009 -
Mac-hadka Rima ee dalka Malaysia oo lagu qabtay Munaasabada 1-da Luulyo,halkasoo
ay isugu soo baxeen Somali badan oo halkaas dagan
(Daawo
Sawirada)>>>>> |
 |
Ciyaar
loogu Tala galay xuska Luulyo oo ka dhacay mirre awaare- |
|
Puntland - Allidamaale Arbaco
Jul 01 2009 -
Weli
Waxaa kasii Socda Gobolada Puntland xuska 1-luuliyo Gaar ahaan Magaalada Garoowe
(Sawiro)>>>>> |
 |
Googooska
maansada,Arimahan gardiidka,Sida
loo gorfeeyiyo- |
|
Puntland - Allidamaale Arbaco
Jul 01 2009 -
Maaliintii
Xoriyada, Middowgii Soomaaliya Mucaaradka iyo Mugdiga Colaadaha !!!
>>>> |
|
Xuska 1-luuliyo iyo
Puntland  |
 |
Faalo:
Mashruuc Bogaadintiisa iska leh- |
|
Puntland - Allidamaale Arbaco
Jul 01 2009 -
Tan iyo intii la doortay maamulka cusub ee maamul
Goboleedka
Puntland
>>>>> |
Somalia-Allidamaale Arbaco
Jul 01 2009
Warbixin Hoose oo Xasaasi ah:
Qaar ka mid ah Saraakisha Dowlada ee ku sugan Magaalada Moqdisho ee kasoo jeeda
Beelaha Hartiga oo Cabasho weyn ka mujiyay
>>>>> |
 |
Wasaarada qorshaynta Puntland
oo xarun cusb yeelatay- |
|
Puntland
- Allidamaale Talaado
Jun 30 2009 -
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen. C/samada Oo xariga ka
jaray xaruun Cusub ay yeelatay Wasarada qorshaynta Puntland
(Sawiro)
>>>>> |
Puntland- Allidamaale Talaado
Jun 30 2009 -Barnaamijkeena
Ganacisga Waxaan maantana ku eegayana Sida ay u Shaqeyso Wax Soo Saarka dekeda
Bosasso.(Sawiro)
>>>>> |
 |
Waa Qisooyinkeeni Taxanaha ahaa
iyo mawduuc Cusub- |
|
Malaysia- Allidamaale Talaado
Jun 30 2009 -
Adduunka Waxaa Ugu Fiican Xaas Wanaagsan, Hadaba Noocee Baad guursan laheyd?
>>>>> |
|
Booqashada
Faroole ee M. iyo arktida
Shacabka Puntland |
England- Allidamaale Isniin
Jun 29 2009 -
Dowladda Ingiriiska ayaa kala
noqotay mid ka mid ah Wasiirada Dowladda KMG ah Somalia jinsiyadii baasaboorka
oo horey loo siiyay
>>> |
 |
Gen. C/samad Cali shire oo
Madaxtooyada Shir ku qabtay- |
|
Puntland
- Allidamaale Isniin
Jun 29 2009 -
Isku diyarinta xuska maalinta 1-luuliyo Oo
ka socota Puntland iyo shir ku saabsan malitas Oo ka dhacay Garoowe
>>>>> |
 |
Kulankii looga hadlayay
Cudurka HIV-AIDS oo soo gaba gaboobay- |
|
Puntland
- Allidamaale Isniin
Jun 29 2009 -
Hay,adda PAC Oo Soo Geba gebaysay Work shopkii ay Wax qabadkeeda ku Soo
bandhigaysay
>>>> |
|
USA - Allidamaale Sabti
Jun 27 2009 -
M/weyne Faroole oo ka qayb galay kalfadhigii Aqalka
Mudanayaasha ee Maraykanka iyo Su'aalo kaluul oo fadhigaasa laga weydiyay Ould
Abdallah
>>>
Daawo |