|
| ||||||||||
|
|
|
| ||||||||
|
Dadweyihii kasoo dhiibtay Fikradooda Astaanta Cusub ee Puntland yeelaneyso>>>> |
||||||||||
|
Talaado 30 Jun 2009 |
||||||||||
|
waxaan aad uga xunahay dadbadan oo soo gudbiyay fikirkooda inaan akhrin kari waynay qoraldaado, halka qaarkalena uuba noo furmi wayay attach-ka, marka saas ha ula socden qofkii iska waaya Liska. ilaa 01.07.09 qofkii iska waaya Liska wuu soo gudbin karaa fikradiisa hadii alle idmo.... ................................................................................................................................................................... C/nasir Bismi laahi raxmaani raxiim Asalamau caleykum waraxmatu laahi wabaraakatu.... walaalyaa hadan fikirkeyga dhibto runtii waa wax aad u wanagsan in Puntland yeelato astan iyo calan u gar ah oo lagu garto Gobolada Puntland, sidaas daraaded warbadan maqabo waxaan soo jeedin lahaa calanka midabada badan ee geedka dhexda ku leh, wabilaahi toowfiiq ..................................................................................................................................................................... بسم الله الرحمن الرحيم Aasalamu caleykum warxmatu laahi wabarkaato . SALAAN KADIB WAXAN HALKAAN KA SOO JEEDINAYA ANIGA OO AH ,Mr warsame,rayigeyga ku saabsan calan wadanaka ama reer puntland ,, marka hore dhamaan waxan halkan ka salaamaya kooxda ama shaqaalaha ,websetka ,aad iyo aad uleh qiimaha ,ee lamagac baxay ,,,allidamaale.com ,waxan u rajeynaya, khyer aduun iyo mid akhriba ,iyo hormar,, intaas kadibna walaal dhamaanteen waxan ognahay maanta inuu san jirin shacab aan calan laheen ,meel walba aad caalamka madhid waxey leeyihiin calan islaaan iyo waxii aan islaan aheen ba ,marka taas waxa laga fahmaya ino calanko yahay wax ah ,curfi ama isku aquunsi ka dhaxeeya dawlad iyo shacbkeeda ,maxadhacy calanaka hada laguma til maami karo .bidco ,lakiin waa waxa cusub oo ah curfi ,, marka hadii aan aniga rayigeyaga aan waxaba ku fadhin aan halkaan ka dhiibto ,waxan leeyahay ,maanta reer puntland waa shacab ,in loo sameeyo calan waa waxa aaad iyo aad u wanagasan .maxadhacy ,sida aan ogsuunahay manta waxa somaliya ka jira ,waa mid aan waxa rajo leh u muuqan ,sida hada ey siyaasadii somalia usku badashay sidii uu isu casilay ,madaxweynihii hore aa dalka .mudane cabdi lahi yusuf axamd .marak walal madama ey siyaasadii dalka ey isu badashay quurta in la iska jaro ,waxan u argaa iney san rajo laheen ,sidaas awgeed ayaan waxan leeyahy ,waa in dadka lakala sooca ,ninkii rabsho iyo dhibraba waa in laga saaro ninkii hormar iyo nabad iyo diin inuu ku dhaqo raba sidaas ayeen qaba aniga ,wana aniga hada sida aan u arko ,ee sdiee khyre ku jiro ilaah kalige baa la socda ,asaga ayana waxii qaybta ah cilmi uleh ,wabilaahi tofiiq
qore ,warsame dalka .saudi arebiya ,magalda ,barakeesan ee makkah almukarama ,
nb___________________________ calankas ayaan rashaxaya ,oo aniga ila qurux badan ,calan 1
................................................................................................................................................................... sweden ahlan wasahlan
aad ban idiin salamaya bahda allidamale.com bacda sallaan ,Hadii aan isku dayo
inaan fikradayda idiin so gudbiyo ku aadan calankeena Puntland ,waxaan talo soo
jeedin laha hadii aynu calan samaysanayno gaar u ah goboladeena taariikhdana
inoo gala anago state gaar ah ,inaanu Qaadano calankaa Geedka leh ee casaanka
cadaanka baluuga iyo madowga ,iyo xidigta ,ka kooban ,kan kaleete bisha iyo
xidigta wataa ,dee wakii somaliyeed calan gaar ah oo goboladeena katurjumayana
noqon kari mahayo,wa guud ahaan calankeeni gayiga somaliyeed, calankaa Geedka
leh, ba inagu haboon Geedkana siwaangsan in loo muujiyu ayaa raba sida calanka
lebanon ee quruxda badan ee geedku dhexda kagayaal, fikirkaas halaga faidaysto,
un, sidaa iyo fikrad wacan , ................................................................................................................................................................. Jama Hussein ASCWWW
.......................................................................................................................................................... suban Scw.wbr. Dhaman bahda webka Allidamaale wad salamantihin salan kadib
waxan raba inan ka qeyb qato dorashada 2 calane webkina aad kuso sawirten
tirahdena keba ku habon in laga dhigo astanta dowlada Puntland adinko eegaya
aragtida shacab weynaha rer Puntland, ........................................................................................................................................................... maxamed c/qaadir waad mahadsan tihiin aniga calankaan ayaa ilwanaagsan waayo calankii fikirkiisa aan lahayn hadaan nahay reer puntland yaanan uga tegin dadaan kaba fekeri karayn inay logo samaystaan marka kani aaduu uquruxbadan yahay,
………………………………………………………………………………………………………… Mahamoud
anigoo ah ardaydada wax ku baratada wadan uk magalada london magaca waa dr mahamoud waxan halkan uga mahad celin webka idamale & aqon yahanada ka soo shaqayay calanka cusub ee puntland runtii puntland waa dal & dad jira lakinse waxan mar walba ka mid nahay dalka somalia tariikhada geeska africa marki la firiyo puntland magac somalia waa ka fac wayn yahay runtii marka puntland state of somalia waxa run sax ah ama loo bahan yahay in la yesho calan, waxaan hadalkeyga ku soo gababayn waxan tagaresanahay calankan 3 qayb ah wayo waa calan aad & qurux badan wax yablo badan ayuuna turjuma
wad mahadsan tihin dr m. ………………………………………………………………………………………………………..... Ahmed fikirkyaga oo kooban runtii labadu makala dhacaan anniguse
waxaan aad u door biddi lahaa bisha iyo xiddigta yaan qaatay ..waayo waxuu ka turjumayaa inaan soomaali ahay
aana ku faanayo,bishuna waxay ka tarjumaysaa inay soomaalinimadu noo bilatay oo
marwalaba noo cusubtahay, nahayna shacab islaama oo bisha ku xisaabtama. ……………………………………………………………………………………………………………… Ismail A/C ………………………………………………………………………………………………………… Yasin As-Salaamu Calaykum Warraxmah, Kowda mar salaan iga gudoona
hadaad tihiin bahda allidamaale.com.
………………………………………………………………………………………………………… Mohamed Wacays Salaama Calaykum …………………………………………………………………………………………………………… Asha SALAAMUCALEYKUM WAXAAN SALAAMAYAA HOWL WADEENADA WEB KA WALAALE WAXAN KA MID AHEY DADWEYNAHA PUNTLAND JECELNA HORUMARKEENA HADII ANIGA MID DOORO LEY DHIHI LAHAA WAXAAN DOORAN LAHAA KAN UU MAAMUL KEENU KU MAGACAABANYAHEY OO KALARADA BADAN WAAYO AAD AYUU IILA QURUX BADAN YAHEY WAXAANA RABAA MUSTAQBALKA IN AAN CANBUUR KA TOSHO ISHA ALAAAH WANAA MAHADSANTAHIIN …………………………………………………………………………………………………………… Ahmed Osman Asalama alaykum, …………………………………………………………………………………………………………… axmed asc walaal aad baan idiin salaamay walalaha webka aalidamaale.com aniga waxaan ahay aqoonyahan puntland, asataan tan iyo calanka puntland aad baan oogu faraxay dhabtii waana u baahanahay calanka puntland in la helo aad baana oogu farxay,aniga waxaan oran lahaa aan qaadana midka<<<<<<midka casaanka,iyo cadaanka,madoowga,iyo buluuga geeska ku leh>maxaa yeelay midka kale wuxuu u egyahay calanka soomaaliya midkii la oran jiray marka laga reebo bisha uu geeska uu ku leeyahay,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, aniga midka kale ayaan u codaynaa,oo casaanka iyo cadaanka madooga ,buluuga geska ku leh, thanks alot aadbaan u mahadnasanti
Allidamaale.com |
||||||||||
|
Thanks For your Visiting |
|
|||||||||