|
| ||||||||||
|
|
|
| ||||||||
|
Weli Waxaa ka sii Socda xuskii Maalinta Wayn ee 1-luuliyo Puntland>>>> |
||||||||||
|
abdirahmaan Mohamed koronto allidamaale.com-(xafiiska-Somalia-Garoowe) Arbaco 01 Jul 2009 |
||||||||||
|
Garoowe-(Allidamaale):-
Weli Waxaa Socda xuskii Maalinta Wayn ee 1-luuliyo
Gaar ahaan Garoowe si gaar ah uga socota haddaba Galabta aya Waxaa ka dhacay
mirre awaare ciyaar loogu Tala galay xuska.
Galabta ayaa Garoonka Mirre awaare ee Magaalada Garoowe Waxaa ka dhacay Ciyaar saxbtinimo Taas Oo lagu maamusayey xuska maalinta Wayn ee dabaal degeedu Weli sidda Talan Taaliga ah uga Socdo Gobolda Puntland, Cayaartaan Saaxibtinimo ayaa Waxaa Soo qaban qaabisay Wasaarada Sportiga shaqada iyo shaqaalaha dowlada Goboleedka Puntland. Cayaataan ayaa ahayd Mid Tamash layn ah dowr Wayna ka qaadaneysay Xuska maalinta 1-luuliyo ee Weli Ka Socota Puntland, Cayaartan ayaa Waxay ahayd mid u dhexaysa nadiyada ka Socday Gobolada Nugaal iyo karkaar. Gobolkasta Waxa ka socday xul laga Soo xulay dhalinyarada Degaankaas.
Cayaarta ayaa Waxay ku bilaabtay Si farxadi ku dheehan
tahay Waxayna ku So Geba gebowday Si Farxad iyo Rayn Rayn leh iyadoo markasta
Oo ay Faraxadi ka jirto Gobolada Puntland lakeeno labba naadi Oo cayaara kuna
cayaara Garoonka Caasumada ku yaala ee Mirre aWaarre ee Garoowe.
Allidamaale.com |
||||||||||
|
Thanks For your Visiting |
|
|||||||||